Skip to content
🤔 AI effective tips collection 🧠
question:මෙරට බෞද්ධ අධ්‍යාපනයට වටිනා මෙහෙවරක් කල ඇමරිකානු ජාතික කත කවුරුන්ද?

answer: මාරි මියුසියස් හිගින්ස්

question:سوالی بنویسید که جوابش این متن باشد "اسم TMZ اشاره دارد به "منطقه استودیویی" تاریخی یا شعاع 30 مایل از تقاطع بلوار غرب بیورلی و بلوار شمال لا سیینگا در لس آنجلس." و موضوع آن هم " TMZ (وب سایت)" باشد.

answer:"TMZ به چه چيزي اشاره داره؟"

question:Maxa ay yihiin caadooyinka xun ee ay tahay, inaad tirtirto ?

answer:Maxa ay yihiin caadooyinka xun ee ay tahay, inaad tirtirto?1. Dawooyinka.Dadka qaar ayay dabeecad ka tahay, in ay adeegsadaan dawooyinka. In kasta oo aad leedahay waxa ay leedahay waxtar, weynu ognahay in aanay taasi run ahayn! Waxa aan sidaa kuu leeyahay, haddii aannu dhakhtar kuu qorin dawadda, waa in aad ka dheeraataa.Marka ay dhaqan kaa noqoto in aad caloosha geyso, dawo aan cidi kuu qorin, adiga ayaa gacantaada ku bireeyay caafimaadkaaga! Diid ama yeel. Cidhib-xummo ayaayaha dambe, ayaa kuu taal. Mararka qaar caafimaad darro raagta ayaa aad ka qaadi kartaa. Mararka qaar , naftaada ayaa aad ku waayi kartaa!2. Cabidda sigaarka.Kansarka ha laga qaado ama yaan laga qaadin; dhimasho ha keeno ama yaannu keenin. Dhibaatooyin buu leeyahay... Waxa aad doontoba ugu yeedh ama ku magacow. Warku wuxuu ku dhan yahay: waa maxay faa'iidooyinkiisu? Warcelinta weydiintaa ayaa wax walba kaaga filan!3. Warwar haysashada.Dadka qaar ayaa dhaqan u leh, in ayna ilaawinba marka wax yari ku dhaco. Haddii uu xanaaqo, maanta oo dhan qanjaha ayaa uu buurayaa. Dhib soo gaadhay ammin hore, ayaa uu ilaa hadda maankiisa ka saarin. Qalad yar oo uu galay ayaa sida irbadda u mudaya. Niyad-jab ku dhacday ayaa uu gu'yaal dugsanayaa.Warwar haysashada, waxa u daawo ah: in aad wixii xalliso iyo in aad ogaalaatid in aad isaga tagto. Togba taagtii baa uu rogmadaaye, wixii aan tamartaada ahayn isaga tag. Hadalka laba lagama dhigee, ilduuf yar oo aad gashay, ha ku waayin noloshaadii oo dhan!4. Islaweynida.Dadka qaar ayaa marka ay inyar oo aqoon ah ama xirfad ah bartaan, waxa ay noqdaan kuwo islaweyn. Aadamiga oo dhan, waxa ay u haystaan in ay ka hooseeyaan. Qaylada iyo murankooda aya bata. Bulshadu waxa ay bilaabaan iney nacaan; haddii ay sanka taageen, iyagana sanka ayaa laga qabsadey! Marka ay socdaan, isjajabinta iyo kolba dhinac isku-qaadka, dhabanannada ayaa aad gacmaha saareysaa. Ogow, haddii aad dhulka adiga oo kibirsan martid , dhulka kala jeexi maysid, buurahana gaadhimaysid.Aqoonyahanka dhabta ahi, waa ka aan eegin inta uu bartey, balse waa ka eega inta ka maqan; waa ka waxa uu bartey ku caawiya dadka.5. Mid aan waxba baraneyn.Haddii aad noqon weydo mid wax barta, noloshaadu horumari mayso. Dhaqan ha ka dhigan in aad meel sidaa isaga fadhido. Waa in aad u dhaqaaqdaa, si joogto ah inaad wax u barato.Haddii aad noqoto mid wax akhriya, waxa ahaanaysaa mid ka dheereeya dadka. Noqo kuwa la-saaxiibka ah buugta; waxa aad noqon doontaa mid 99% dadka ka horreeya!6. Mid aan qorshe raaceyn.Marka aannad qorshe raaceyn, meel ma gaadhaysid. Geeddigaaga kolba meel ayaa uu afka saarayaa. Marka aad socod dheer gashaba, waxa aad tagaysaa meel aannad u baahnayn. Adiga oo daallan ayaa aad haddana jiho kale isku qaadaysaa, waxa aad cagaha wax ka daydoba, safarkaagii wuxuu ku dhammaanayaa meel aan meeshaadii ahayn!Marka aad qorshe leedahay, xaalku waa ka geddisan yahay qorshe la'aantii. Marka aad qorshe leedahay, waxa aad geddigga ku fureysaa halkii aad u baahnayd. Wixii shiishka aad saartey, waa aad la helaysaa. Iyada oo aan wax kaa qaloocsamin, ammin dheerna ayna kaa qaadanin ayaa aad ku guuleysanaysaa. Hore ayaa loo yidhi: qorshaa lagu meel maraa!Waligaa iska jir, in aad qorshe la'aan iska socotid; waa dabeecad xun ee ka dheerow.7. Inaad waxkasta "Haye" ha tidhaahdid!Haddii asxaabtaadu ku yidhaahdaan, halkaa inna mari; meel heblaayo aynnu tagno, qasab maaha in aad ku raacdo! Adigu waxa aad leedahay danno gaar ah, iyaganu mid gaar ah. Nolosha wax ayaa aad ka damacsan tahay, sidaa awgeed , Kuma noolaan kartid nolosha qof kale; sida uu u nool yahay uma noolaan kartid.Amminta ma iska soo yara gaabinaa? "HAA". Waxaa iyo waxaa ma samaynaa? "HAYE''! Wax walba haye.. haa... Haye... Sidaa noloshaadu ku socon mayso, meelna ku gaadhi maysid.Wax kasta "Haye" ma odhan kartid. Ma shaqaale ayaa aad u tahay? Xaq kuguma laha in aad mar walba "Haye" afkaaga laga maqlo, xitaa haddii uu yahay saaxiibkaaga ugu qaalisan.Ha noqonin, dameeri dhaan raacday. Mararka qaar waa in aad MAYA tidhaahdaa. Haddii aad sidaa tidhaa ma deyrkii Maka ayaa aad gubtey? Waa MAYA!Haddaba, baro xaalladaha ay banaan tahay: HAYE ama HAA!8. Inaad wax kasta "MAYA" tidhaahdid!Marar badan waxa aad aragtey, iyada oo lagu talinaayo sida loo yidhaahdo MAYA, balse mar kasta lama yidhaahdo MAYA! Mar kasta haddii MAYA, kaa soo horreyso guuldarrooyin ayaa aad la kulmaysaa. Haddii aad isku dayayso inaad wax cusub baratid; haddii aad heshid aqoon waaya-aragnimo ka faa'iideysid ama aad la kulantid qof si uun wax uga dheefeysid; intaasi oo wada socda ama mid ahaan haddii ay ku seegto inaad ka faa'iideysatid, waa sida adiga oo mustaqbalkaagii MAYA yidhi!Haddii naftaadu jeceshay inay wax akhrisato, Dee ha u diidid!Haddii qof kaaga baahdo caawinnimo oo aad awoodid, MAYA ha odhan.Waa inaad barataa, marka ay bannaan tahay MAYA iyo marka aanay banaaneyn MAYA.Mar walba MAYA maaha xaalku.

question:Wọn maa too fawọn akẹkọọ Fasiti Greenfield naa silẹ – Sheik Gumi

answer:Gbajugbaja aṣaaju ẹsin Musulumi l’Oke-Ọya nni, Sheik Ahmad Gumi, ti sọ pe kawọn obi ati araalu lọọ fọkan wọn balẹ lori ọrọ awọn akẹkọọ Fasiti Greenfield mẹrindinlogun ti wọn ṣi wa lakata awọn ajinigbe ni Kaduna, o ni wọn maa too fi awọn naa silẹ laipẹ.Ilu Kaduna ni Gumi ti sọrọ idaniloju naa fawọn oniroyin l’Ọjọbọ, Tọsidee yii, nigba to n sọrọ nipa isapa toun ṣe ki wọn too ri awọn akẹkọ ileewe ijọba Federal College of Forestry, Afaka, tawọn agbebọn naa ṣẹṣẹ da silẹ gba l’Ọjọruu, Wẹsidee yii gba.Awọn obi awọn akẹkọọ ti wọn tu silẹ ọhun ni wọn kora jọ, wọn lọọ dupẹ lọwọ Sheik Gumi, wọn lawọn waa fẹmi imoore han si i fun bo ṣe bawọn yọ ọmọ awọn lọwọ ahamọ ati iku.Nigba to n fesi, o ni ọrọ ti n lọ lori awọn akẹkọọ Fasiti Greenfield ti wọn ṣi wa lahaamọ awọn agbebọn, wọn o ni i pẹ fi awọn naa silẹ.“A ti n bawọn ajinigbe sọrọ lori tawọn akẹkọọ Fasiti Greenfield tawọn agbebọn ji gbe naa. Ṣe ẹ ranti pe wọn dunkooko pe awọn maa pa gbogbo wọn danu tawọn o ba ri owo lọjọ ti wọn fi gbedeke wọn si, ṣugbọn nigba ti a ti n ba wọn sọrọ, wọn ti n dẹwọ diẹdiẹ.Tori naa, a dupẹ pe wọn o pa wọ mọ a ṣi n dunaadura pẹlu wọn lọwọ, mo si gbagbọ pe iṣẹlẹ ti awọn akẹkọọ Afaka yii maa jẹ ki wọn pero da, ki wọn gba pẹlu wa, ki wọn si tu awọn ọmọ naa silẹ.”Nigba to n sọrọ lori bi aṣeyọri ti awọn ọmọ kọleeji Forestry mẹadinlọgbọn ṣe ṣee ṣe, o ni iṣẹ olulaja loun ati Aarẹ tẹlẹ, Oloye Oluṣẹgun Ọbasanjọ, ṣe lori ọrọ naa, tori ki i ṣe oun tabi Ọbasanjọ ni wọn n ba ja, ijọba ati awọn agbebọn ni wọn n ba ara wọn fa nnkan.

question:ఈ క్రింది వానిలో శూన్య సమితులేవి ”A) రెండు ఖండన రేఖలకు గల ఉమ్మడి బిందువుల సమితిB) వృత్త కేంద్రంనకు సమాన దూరంలోగల రెండు వేర్వేరు జ్యాల ఖండన బిందువుల సమితిC) 8 మంది కంటే చిన్నది మరియు 9 కంటే పెద్దదైన సహజ సంఖ్యల సమితిD) ‘B’ మరియు ‘C’

answer:D) ‘B’ మరియు ‘C’

question:தமிழ்நாட்டின் தொழில் துறை எந்த வகையில் வளர்ச்சி அடைந்துள்ளது?

answer:தமிழ்நாட்டில் தொழில் துறை மிகவும் வளர்ச்சி அடைந்துள்ளது. தமிழ்நாட்டில் பல்வேறு தொழில்கள் உள்ளன. தமிழ்நாட்டில் தானியங்கள், பஞ்சு, கைத்தறி, பட்டு, இரும்பு, எஃகு, இரசாயனங்கள், தகவல் தொழில்நுட்பம் என பல்வேறு தொழில்கள் உள்ளன. தமிழ்நாட்டில் தொழில் துறை மாநிலத்தின் பொருளாதாரத்திற்கு பெரும் பங்களிப்பு செய்கிறது.

Released under the MIT License.

has loaded